Kitaabkaan waa kitaab muhiim ah oo ka hadlaya Axaadiith Axkaamta, waxaana Akhriyay Sheekh Shariif Cabdinuur.