Kitaabka Sifat Al-salaah Sheykh Shariif Cabdi Nuur

Salaada waa rukniga koowaad ee Islaamka, waana muhiim in loo tukado si saxan oo ka sugan Nabigeena Muxamad ﷺ.

Dhaxalgal.com waxaa ku jira duruus uu ka tagay Allaah ha u naxriiste Sheekha cilmiga badan ee Shariif Cabdi Nuur oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, waxaana kutubtaas kamid ah kitaabka Sifatu Salaadka.