Kitaabka “At-Tibyaan Fii Aadaabi Xamalatil Qur’aan” – Sheekh C/Rashiid Sh. Cali Suufi
Darsiga 16aad Ee Kitaabka “At-Tibyaan Fii Aadaabi Xamalatil Qur’aan” – Sheekh C/Rashiid Sh. Cali Suufi – DHAMAAD.
Darsiga 16aad ee kitaabka “At-Tibyaan Fii Aadaabi Xamalatil Qur’aan” wuxuu ka hadlayaa muxuu yahay xukunka in cod qurxoon lagu akhriyo Qur’aank, maxaysa ka dheheen culimada islaamka.